Daawo: Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in ay mudan tahay in lagu amaano xukuumadii R Wasaare Cumar Cabdirashid Saxiixa Heshiiskii MOU

23 sept 2016 (Puntlandes) Xeer ilaaaliyaha Qaran Axmad Cali Daahir ayaa sheegay in ay mudan tahay in lagu amaano xukuumadii Raysul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke Saxiixa Heshiiskii MOU ee Daĺalka Somalia iyo Kenya.

231-2d6

Qaar ka mid ah Musharixiinta madaxtinimada Soomaaliya ee la filayo inay dhawaan dhacdo ayaa ku qaadeen dagaal Siyaasadeed qaar ka mida ah Musharixiinta gaar ahaan Musharxa Cumar Cabdirashiid, iyagoo ku eedeeyey inuuu gatay Baddii Soomaaiyeed.

Xeer ilaaaliyaha Qaran ayaa waxa uu si cad u Beeniyey inaysal sal iyo raad lahayn eedaytaasi ayna ku Amaanan tahay Xukuumaddiu Raysil Wasaare Cumar Saxiixa MOU.

Puntlandes.com

About The Author