Dhagayso:- Dowladda Puntland oo si Kulul uga jawaabtay Hadalkii Maareeye.

Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C/lahi warsame, (Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)

12 okt 2016 (Puntlandes) Dowladda Puntland ayaa waxaa ay galabta Jawaab ka bixisay hadalkii Wasiir maareeye, uu ku sheegay in ay Gaalkacyo gaynayaan Ciidanka SNA.

Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska ee Puntland, Dr.Cali C/lahi Warsame ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka Soomaaliya qayb weyn ka tahay dagaalka kasocda Gaalkacyo ee ay ku soo qaadeen Huwanta, Galmudug, Al-shabaab iyo DF.

Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C/lahi warsame, (Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)
Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C/lahi warsame,
(Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)

Wasiir Cali cabdulahi ayaa sheegay in ay Dowladda Puntland Diyaar u tahay in ay isdifaacdo, Wasiirka ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalku, Danaheeda siyaasadeed ay ku dabaqayso dhiiga ummadda Soomaaliyeed.

Ugu danbayntii wasiirka ayaa yiri “ummadda Reer Puntland iyo Soomaaliya iyo reer Gaalkacyaba waxaan u sheegayaa, in uu soo dhawaaday Xalkii Gaalkacyo.

Dhagayso.


Puntlandes.com

About The Author