Akhriso Magacada & Beelaha ay kasoo jeedaan Xubnaha Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya

19 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
231-5e4
Xubnaha Aqalka sare kumatalaya maamullka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee la doortay waxaa ku jira labo haween ah kuwaa oo kusoo baxay doorashadii ay maanta u galeen in ay kamid noqdaan Xubnaha aqalka sare.

Hoos ka Aqriso Magacada & Beelaha ay kasoo jeedaan Xubnaha Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya

1-Abdikaafi macallin Xassan Digil Garre

2-Samsam Ibraahin Ali Digil Jiido

3-Xusseen Sheekh Maxamuud Mirifle Xadamo

4-Adan Abdi Adan Mirifle Laysaan

5-Ilyaas Ali Xassan Mirifle Eelaay

6-Timiro Maxamed Ali Mirifle Yaladle

7-Xusseen Ali Xaaji Dir Biyomaal

8-Abdullahi Abdi Garuun Mirifle Geeladle

Puntlandes.com

 

About The Author