Daawo Video-Sawirro: Bursaalax oo maanta laga Dhagax Dhigay Kuleej Gabdho & Dugsi Farsamada Gacanata lagu barto

19 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19/10/2016 lagu qabtay magaalada Bursaalax Munaasabad wayn Dhagax dhigay:

  1. KULEEJKA GABDHAHA OO HOOSTAGAYA MASHRUUCA.
  2. DUGSIGA FARSAMADA GACANTA OO HOOS TAGAYA MASHRUUCA.

Munaasabadda ayaa ka qabsoontay Xarunta Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursaalax, gaar ahaan Dugsiga Sare Ee Mashruuca.

Munaasabada oo si wayn loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay:

  1. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Puntland Dr Mohamed Ali Farah
  2. Agaasimaha Guud Ee WWTS EE PL Mr Mohamed Abdikadir
  3. Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Xasan Maxamed Khalif Abgaalow
  4. Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug Mudane Bashir Axmed Khalaf
  5. Madaxa Hay adda Care International ee Mashruuca SOMGEP Mr Abdiqafar Abdulkadir
  6. 6.Engineerka Hay adda Care Mr Hussien
  7. Aqoonayahan Xaaji qodhob iyo Cabdinasir dhagaburo oo kasocday Jaaliyadaha Dibadda.
  8. Agaasimaha Mashruuca Abdirashiid Faarax X Warsame
  9. Mr Mohamed Abdikadir Nur Xoghayaha Guddiga BOD KA.
  10. 10.Maamulayaasha Labada Dugsi
  11. Guddiga waalidiinta Dugsiyada
  12. 12.Hal abuurka Ardayda
  13. 13.Odoyaasha Dhaqanka Ee Bursaalax

Waxay Wafdiga ayaa aad ugu riyaaqay xarumaha kala duwan ee Mashruuca Horumarinta Bursaalax, iyagoo aad u amaanay dadkii kasoo shaqeeyey inuu Najaxo Mashruucan ilaa imankana taageera.
Daawo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Puntland Dr Mohamed Ali Farah

Waxay kaloo Wafdigu qireen in Mashruucu yahay ”ISKU TASHI” Bulsho oo GUUL wayn laga gaaray.

Daawo Ardayda oo Munaasabadda kaga qayb qaadatay suugaan

Daawo sawirrada
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11
Puntlandes.com

About The Author