20 okt 2016 (Puntlandes) Dagaal saaka subaxnimadii hore qarxay Koo fur Galbeedka ee magaada Gaalkacyo, ayaa haatan wali ka soconaya dhinaca koonfur galbeed.

bn

Ilaahadda wax khasaare ah lama keenin gooba caafimaadka waxayna ku hawlab tahay Warbaahinta Puntlandes inay usoo gudbiso akhristayaasheeda.

Ciidanka dowladda Puntland ayaa guulo ka gaaray dagaalka, iyaga oo goobo horleh horay ugu durkay, xabadda ayaa aad usii durugtay, waxaana ay Ciidamada Puntland ay u ruqaansadeen dhinaca koonfureed ee Gaalkacyo.

Wixiu War ah oo kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author