Dhagayso: Col. Jimcaale ”Puntland waa ka guulaysatay Huwantii soo shalay soo weerartay”

23 okt 2016 (Puntlandes) Talyaha Ciidamada Kumaandooska Puntland Col Jimcaale Jaamac Takar oo maanta markale uga waramay saxaafada dagaalkii shalay Gaalkacyo koonfur galbeedkeeda ku dhexmaray Ciidamada difaaca Puntland iyo huwan isgarabsanaysa, isagoo sheegay inay Puntland ka guulaysatay.

231-7c

Col Jimcaale ayaa sheegay inay Ciidamada difaaca Puntland ka guulaysteen dagaalkii shalay huwantii isgarabsanaysay ee ahaa SDFS, Alshabaab iyo Galmudug.

Dhagayso Col Jimcaale Jaamac Takar


Puntlandes.com

About The Author