Sawirro: Duqa magaalada Gaalkacyo oo booqday Xadka kullana la qaatay Saraakiil ka socota DDSI

23 okt 2016 (Puntlandes) Duqa magaalada Gaalkacyo Maxamuud Yaaasin Tumey ayaa waxa uu booqday Xadka Puntland iyo DDSI, isagoo  kullan la qaatay Saraakiil ka socota DDSI gaar ahaan Lyu Booliska.

Tumey ayaa Saraakiisha Lyuu Booliska waxay ka wada hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen Amniga labada dawladood iyo sidii ay si wadajir ah ula diri lahaayeen Argagixiso la dirirka.

Dawlada DDSI iyo dawlada Puntland ayaa waxay dagaal kula jiraan Argagisada ka hawlgasha koonfurta Soomaaliya.

Dhanka kale Tumey ayaa kormeeray xuduudka ay Puntland la wadaagto DDSI gaar ahaan degaanka Dudun, isagoo soo idho indheeyey xaalada dadka deegaankaas ku nool oo ay hasato Abaar saamyan ku yeelatay dadka iyo Duunyada.

Daawo sawirrada Booqashada Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo
2

3

4

6

7

8

9
Puntlandes.com

About The Author