Gaalkacyo: Culimada Ehlu-sunna Wal jameeca ee Gobolka Mudug oo maanta baaq kasoosaaray colaada Gaalkacyo.

Culimada Ehlu-sunna waljameeca ee gobolka Mudug ayaa maanata waxaaa ay isugu yimaadeen kulan ay uga hadlayeen xaaladda magaaladda Gaalkacyo iyo colaada dabada dheeraatay ee magaaladda ka jirta.

Culimada ayaa baaq u dirtay dhamaan qaybaha kala gadisan uu gobolka Mudug, waxaana ay ka cod sadeen iin laga shaqeeyo sidii loo xalin lahaa colaada soo laa laabatay, iyaga oo ku baaqay in si quto dheer oo dhab ah looga wada hadlo wax soo cel celnaya colaada maanta maraysa in ay Bil is hor fadhiyaan ciidamo saacad kasta dagaalami kara.

culimada ayaa bahda war baahinta si kulul ula hadlay, waxaanaa ay sheegeen in markasta loobaahan yahay in ay ilaaliyaan waxa ay sheegayaan iyo dadka ay waraysanayaan waxa ay sheegayaa, Qofkasta lagula xisaabtami doono, oo ilaaha iyo aad miba daawanayaan waxa uu bulshada u sheegayo.

Dhagayso Baaqii Culimada.

Dhagayso hadalkii Shiikh Muxiidiin uu Saxaafadda Kula hadlay.

Daawo Sawirro

img_0939 img_0941 img_0948 img_0953 img_0962 img_0964 img_0967 img_0970 img_0971 img_0986 img_0996 img_0998

About The Author