Akhriso: Gaas & C/kariim oo heshiis hordhaca ku gaaray Abu Dhabi ee Dalka Imaaraadka Carabta (UAE)

2 nov 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwaliwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa heshiis hordhac ah waxa ay ku gaareen Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Imaaraadka Carabta (UAE)

231-9a6

Heshiiskaan ayaa Waxa uu ka koobnayahay ilaa 5 Qodob oo labada madaxweyne ay isku raaceen Waxaana garwadeen ka ahaa madaxda dhamaan Maamul Goboleedyada Dalka iyo dalka UAE.

Qodobada Heshiiska ayaa waxaa ku jirtay in 20-ka Bishaan madaxda labadaasi maamul ay isugu tagi doonaan Magaalada Kismaayo si heshiiskaasi loo sii dhameeystiro.

UAE welcomes Somali leaders’ agreement to end border dispute

Hoos ka aqriso War-Murtiyeedka heshiiska oo aan lahayn wax Saxiixa

231-9b5

Puntlandes.com

About The Author