TOOS U DAAWO DOORASHADA AQALKA HOOSE EE KA SOCOTA IMINKA GAROWE (LA SOCO XILDHIBAANADA LA DOORTO)

TOOS U DAAWO DAARASHADA AQALKA HOOSE EE KA SOCOTA IMINKA GAROWE LA SOCO XILDHIBAANADA LA DOORTO

Muuse Axmed Ismaaiciil 44 Cod ayaa ku guulaystay ka mid noqoshada xubnaha Aqalka Hoose ee Puntland uga mid noqonaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka Somaliya, isagoo ka guulaystayFaadumo Ibraahim Ismaaciil 7 Cod.
Musharax Cali Yuusuf Xoosh 49 cod ayaa ku guulaystay ka mid noqoshada xubnaha Aqalka Hoose ee Puntland uga mid noqonaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka Somaliya, isagoo ka guulaystay C/rashid Xasan Yuusuf 1 cod oo la tartamayey.

garowe

Puntlandes.com

About The Author