Daawo-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Dagaalka Galkacyo iyo Ciidanka Huwanta Oo Laga Saaray..

Dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda Puntland iyo kuwa Galmudug ee kasocda  magaalada Galkacyo ayaa sii xoogeystey waxaana dhanka galbeed ee magaalada laga maqlayaa duryanka madaafiicda dagaalka iyo hubka culus.

Goob joogayaal kusugan xaafadda Garsoor oo ah midda ugu dhow aaga dagaalka ayaa sheegay in dagaalku yahay mid ka culus kuwii hore ayna maqlayaan hub aan intabadan laysu adeegsan jirin.

DAAWO

https://youtu.be/TRHaHblgNkw

About The Author