Daawo oo wax ka ogow Taariikhda Gobolka Mudug & Sida loo kala degan yahay?: Barnaamijka Dan ka hadal

8 Nov 2016 (Puntlandes) Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah Nabadoonada Gobolka Mudug ayaa Sharaxaad dheer ka bixiyey Taariikhda Gobolka Mudug iyo sida loo kala degan yahay, Cida aasaastay iyo Taariikh kale oo aad u Xiiso badan.

Daawo oo wax ka ogow Taariikhda Gobolka Mudug & Sida loo kala degan yahay?: Waa Barnaamijka Dan ka hadal oo uu daadihinayo Wariye Timire

232-1b9

Puntlandes.com

About The Author