DHEGEYSO-Danjiraha Qaramada Midoobey Oo Booqday Xarumo Garoowe Kuyaal.
November 08 2016 (Puntlandes)-Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo soo gaarey magaalada Garoowe ayaa booqday qaar kamid ah xarumaha caafimaadka ee magaalada Garoowe.
Wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke ayaa booqashada kadib warbaahinta uga warbixiyey natiijada booqashadoodii maanta.
DHEGEYSO