Sawirro: Danjire Micheal Keating oo ka qaxwaynaya Caasimadda Puntland ee Garowe

8 Nov 2016 (Puntlandes) Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada idoobey ee Soomaaliya Amb. Micheal Keating oo booqasho ku yimi Caasiadda Puntland ee Garowe ayaa ku dhex lugeeyey Barxadda wayn ee magaalada Garowe, isagoona la shaaheeyey qaar kamid ah shacabkii ku sugnaa mid ka id ah xarumaha laga qaxweeyo.

Micheal Keating oo ay si xog warsadeen shacabkii joogey goobtaasi ayaa sheegay in ammaanka ka jira magaalada Garowe dartiis uu u go’aansaday inuu magaalada baararkeeda kula Shaaheeyo dadka shacabka ah isagoo uu weheliyey wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke.

Daawo sawirrada

232-1c8

232-1c3

232-1c4

232-1c5

232-1c6

232-1c7

232-1c8

232-1c9
Puntlandes.com

About The Author