Dhagayso: Aqoonyahan Yuusuf Xasan Abgaaloow oo aanu ka waraysanay Guusha Mr Trump

10 Nov 2016 (Puntlandes) Aqoonyahan Yuusuf Xasan Abgaaloow oo ku nool waxna ka bartay dalka Ugunda ayaa waxaanu ka waraysi dheer oo uu ugu hadlayo Guusha Madaxweynaha la Doortay ee Maraykanka Mr Donald Trump oo aan la saadaalinayn inuu ku guulaysan doono.

232-1d2

Aqoonyahan Yuusuf Xasan Abgaaloow oo uu waraystay Wariye Maxamed Cabdulaahi ayaa waxa uu si Cilmiyeysan u sharxayaa Doorashadii Shalay ay Shacabka Maraykanku u doorteen Madaxweyne Donald Trump,

Dhagayso Waraysiga Aqoonyahan Yuusuf Xasan Abgaaloow


Puntlandes.com

About The Author