Daawo Video: Dowladda Puntland oo Beesha Caalamka u gudbisay dacwad culus oo ka dhan ah Galmudug oo Jabisay Xabad Joojintii

10 nov 2016 (Puntlantlandes) Dowladda Puntland ayaa Beesha Caalamka u gudbisay dacwad culus oo ka dhan ah maamulka Galmudug oo Jabiyey heshiiskii xabbad joojinta ahaa ee ay wada gaareen Dawlada Puntalnds ayna garwadeen ka ahaayeen UAE iyo UN ka.

232-1d6

Wasiirka Deegaanka Puntland Dr Cali Cabdullaahi Warsame ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in Beesha Caalamka ay ka qaadaan talaabada ku haboon maamulka Galmudug oo si ula kac ah u Jabiyey xabbad joojintii ay Garwadeenka ka ahaayeen UN ka Iyo UAE .

Halkan ka akhriso faahfaahin

Puntlandes.com

About The Author