DHEGEYSO-Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Gaarey Galkacyo Arrimo Badana Kahadlay.

November 11 2016 (Puntlandes)-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayey oo ka kicitimay magaalada Garoowe ayaa maanta siweyn loogu soodhoweeyey magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Soodhoweyn ballaaran kadib madaxweynaha Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay dagaalka Galkacyo, abaaraha kajira Puntland iyo arrimo kale.

DHEGEYSO

About The Author