BREAKING NEWS: Shirkii Galkacyo oo soo xirmaym maxaa kasoo baxay?

12 nov 2016 (Puntlandes)  Shirkii ka socday Garoonka Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo, ayaa goor dhawayd soo xirmay.

gaas-iyo-guuleed

Shirkan oo la doonayey in lagu soo afjaro Dhibaatada ku soo noqnoqotay magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug.

Sadexdii qodob ee Abu Dhabi ayaa la xoojiyey oo isku raacay, kuwaasoo kala ah:

  1. Xabad joojin
  2. Guddi isku dhaf ah oo labada dhinac ah
  3. In Shir la isugu yimaado Kismayo 20ka bishan

Puntlandes.com

About The Author