Dowladda Puntland oo sheegtay inaysan aqbali doonin qoraalkii Jawaari ee Xubnaha Aqalaka Sare ee Somaliland & habka Doorashadooda

Dawladda Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016 iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga.
madaxtooyadda-puntland

Iyadoo Madashu Qaran horay uga gaartay heshiis habraaca loo qaybinayo xubnahaas, ayay Dawladda Puntland waxay ku tilmaamaysaa wax aan waxba ka jirin qoraalka uu soo saaray Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya oo hadda ah Xildhibaan aan wali la dhaarin Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.

Hoos ka akhri qoraalka dowladda Puntland kasoo baxay

1-warmurtiyeed

2-warmurtiyeed

Puntlandes.com

 

About The Author