Akhriso Salaadiinta, Waxgaradka & Siyaasiyiinta Beelaha Dir Waqooyi oo Taageeray go’aankii Jawaari uu ka gaaray Dirta waqooyi

14 nov 2016 (Puntlandes) Salaadiinta, Waxgaradka & Siyaasiyiinta Beelaha Dir Waqooyi ayaa waxay Taageereen go’aankii uu Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka DFS iminka ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka cusub madane Jawaari uu ka gaaray Dirta waqooyi oo saluugsanaa sida loo qaybiyey Xubnaha Aqalka Sare.

232-3c2

Puntlandes.com

About The Author