Daawo-Booqashadii Madaxweynaha ee Dhaawacyadii Dagaalkii Galkacyo.

November 15 2016 (Puntlandes)-Madaxweynaha Puntland ayaa Booqday Maanta Dhaawacyada Dadkii Ku wax yeeloobay Dagaaladii Ka socday magaalda Gaalkacyo, Madaxweynaha waxaa booqashada uu ugu tagay dadkii dhaawacmay ku weheliyey masuuliyiin kamid ah golayaasha Dawladda Puntland, dhakhaatiirta iyo bahda caafimaadka, qaybaha kala duwan ee bulshada, saraakiisha ciidamada iyo masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland.

HOOS KA DAAWO

About The Author