DHEGEYSO-Dowladda Puntland Oo Kudhawaaqday Biyo Dhaan Laga Samaynayo Gobolada.

November 15 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay shir ballaaran oo looga hadlayey sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saamaysay ee kunool Puntland.

Shirka ayaa waxaa lagu soobandhigay boqolaal qoys oo xoolohoodii kasoo xerooday gaareyna tuulooyinka iyo degmooyinka 9-ka gobo lee Puntland iyo kuwa aan awoodin inay meel biyo leh u cararaan.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowladdaha hoose iyo horumarinta reer miyiga dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa kudhowaaqay kudhowaad 400 oo booyadood iyo gaadiid dowladeed oo howsha ka qaybqaata.

DHEGEYSO

About The Author