Dhagaso Codad:- Madaxweyne Gaas iyo Furitaankiisii kulankii Keating iyo Odayaasha Puntland.

15 Nov 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali maxamed Cali ayaa furay kulankii ay Odayaasha Puntland la lahaayeen Raysaysal wasaaraha iyo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating.

img_1610

Madaxweynaha ayaa sikooban uga hadlay ujeedka Kulankaan, isaga oo u mahadceliyey dhamaan madaxda isku hawlaysa sidii ay qayb uga qaadan lahaayeen daminta colaadda Gobolka Mudug.

Dhagayso

Nabadoon Yaasiin Cabdi samad ayaa isna sharxay kulankaan iyo wixii uusalka ku hayey, sidoo kalana saxaafadda u sheegay iyagu fikirkii ay ka qabeen xaaladda magaaladda Gaalkacyo.

Dhagayso 

About The Author