DHEGEYSO-Barnaamij Gaar ah Shir Looga Hadlayey Gurmadka abaaraha Oo Garoowe Kadhacay.

November 15 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay shir ballaaran oo looga hadlayey sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaartu saamaysay ee kunool Puntland.

Shirka ayaa waxaa lagu soobandhigay boqolaal qoys oo xoolohoodii kasoo xerooday gaareyna tuulooyinka iyo degmooyinka 9-ka gobo lee Puntland iyo kuwa aan awoodin inay meel biyo leh u cararaan.

Dhegeyso barnaamij gaar ah oo uu ka diyaariyey Cabdixakiin Xuseen Xasan oo Daljir katirsan.

About The Author