Xog+Sawirro: Halkee marayaa dhismihii Sayladda kala wareejinta xoolaha ee Gaalkacy?

Mid ka mid ah meelaha soolaha lagu dajiyo lagana raro

Dhismaha Sayladda kala wareejinta xoolaha oo la filayey in ay soo gaba gabowdo maalmahaan, ayaa haatan waxaa ay maraysaa meel gaba gabo ah.

Dhismaha oo isugu jiray noocyo kala gadisan oo ay ugu muhiimsan yihiin, Qolalkii xafiisyada, Baraagihii Kaydka biyaha, waastooyinkii biyaha xooluhu ku cabi lahaayeen, Bal balo ay harsadaan, Goobihii lagu dajin lahaa oo laga rari lahaa, iyo siligii korka looga soo wareejin lahaa.

Dhismaha ayaa haatan waxaa la dhameeyey guryihii xafiisyada, Darbigii Bal balada, Waastooyinkii, Goobihii raridda, Baraagihii iyo Siligii wareeg sanaa.

Kaliya waxa dhimani waa in la dhamaystiro dadka Bal balada xoolaha iyo Taakooyin Shub ah oo caawin doona siliga, intaasi ka dibna waxaa laga jari doonaa xariga.

Sawirada Hoose ka arag halka ay wax marayaa oo faah faahsan.

Mid ka mid ah meelaha soolaha lagu dajiyo lagana raro
Mid ka mid ah meelaha soolaha lagu dajiyo lagana raro

img_1680

mid ka mid ah Shaqaalaha oo qodaya godadkii shubka
mid ka mid ah Shaqaalaha oo qodaya godadkii shubka lagu aasi lahaa
Shubkii taakada ama caawinta Biraha siliga haya
Shubkii taakada ama caawinta Biraha siliga haya
Shubkii taakada ama caawinta Biraha siliga haya
Shubkii taakada ama caawinta Biraha siliga haya

img_1728 img_1725

Baastadii xooluhu cabi lahaayeen oo biyaysan
Waastadii xooluhu cabi lahaayeen oo biyaysan
Gaariga shaqaalaha  oo shaqdiisii ku guda jira
Gaariga shaqaalaha oo shaqdiisii ku guda jira.
qolalka Xafiisyada loo asteeyey
Qolalka Xafiisyada loo asteeyey

img_1716 img_1714

waastada biyaha ee Geelu ka cabayo
waastada biyaha ee Geelu ka cabayo
meesha xoolaha laga rarayo marna lagu dajinayo
meesha xoolaha laga rarayo marna lagu dajinayo

img_1708 img_1703

mid ka mid ah Godadka laga taagayo Shubabka
mid ka mid ah Godadka laga taagayo Shubabka
Siligii ku wareegsana Sayladda
Siligii ku wareegsana Sayladda

 

Nooca siliga lagu wareejiyey sayladda Si aan xooluhu u baxsan
Nooca siliga lagu wareejiyey sayladda Si aan xooluhu u baxsan

 

 

mid ka mid ah Baraagaha Biyaha kaydiya ee Sayladda
mid ka mid ah Baraagaha Biyaha kaydiya ee Sayladda

img_1686

 

 

 

About The Author