Sawirro-Dhageyso: Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo Deeq Daawo oo aad u fara badan ugu hiiliyey Dhawaaca Galmudug ee Gaalkacyo

15 Nov 2016 (Puntlandes) Isbitaalka Baraxleey ee Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxa madaxweynaha DFS Xasan Sheekh uu maanta soo gaarsiiyey daawo dhan 3 Tan oo uu ugu talagagay dahaawacii ku dhaawacmay dagaalkii lagu soo qaaday Puntland.

232-3f1

Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradda Caafimaadka DFS ayaa si cad u sheegay inuu amray Xasan Sheekh si dhaawaca maamulka Galmudug loola gaaro Daawada ay ugu baahan yihiin dagaalka ay kusoo qaadeen Puntland.

Waxay kaloo Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradda Caafimaadka DFS ay sheegeen in Xasan Sheekh uu dibada u qaaday Dhaawaicii Cuslaa ee Ciidan Huwanta ee weerarka ku ah Puntland.

Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradda Caafimaadka DFS ayaa soi cad u sheegaya in dawadan loo keenay in la isticmaalo dagaalku inta uu soco.

Haddii ay Dowladdii Soomaaliyeed oo dalka iyo dadka u dhaxayn lahayd ay sidaan tahay waxaa su’aal ah sidee wax loola wadaagi karaa XAMAR?

Dhageyso Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradda Caafimaadka DFS


232-3f3

232-3f2

232-3f1

232-3f
Puntlandes.com

About The Author