DHEGEYSO-Maamulka Galmudug,”Boqolkiiba 75% Galkacyo Annaga Ayaa Leh”.

November 16 2016 (Puntlandes)-Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa kudhawaaqday hadal mar kale halis galinaya daganaanshaha curdanka ah ee kajirta magaalada Gaalkacyo, kaas oo ah in ay leeyihiin magaaladaas oo aysan jirin cid la leh, ayna ka soo horjeedaan hadalka Puntland ee ah in Gaalkacyo tahay magaalo aan loo sineyn.

img_1660

Afhayeenka maamulka Galmudug oo la hadlayey warbaahinta gudaha ayaa sheegay in ay Galmudug 75% leeyihiin magaalada Gaalkacyo, aysana waxba ka jirin wararka Puntland.

DHEGEYSO

About The Author