Gaalkacyo: Rasaas qorax dhacsatay oo lagamaqlayey aaga la isku horfadhiyo.

Magaaladda Gaalkacyo oo maalmahaan ay xaaladdeeduu dagantahay, ayaa galabta waxaa rasaas aad u badan laga maqlaya dhinac Koon fureed ee ku beegan Laamiga ilaa iyo meel ku beegan Koonfur Galbeed.

Saraakiil aanu kala xiriirnay Jiida hore ayaa noo xaqiijiyey, in ay ka dhacayso rasaas aad u badan, Balse ay rasaastaas isku ridayaan Ciidanka Galmudug Dhexdiisa, oo isku xabadaynaya laba dhinac.

Ilaahaadda lamago wax runtaa ee ay ku salaysan yahay iska hor imaadkaan, oo sida la sheegay salka ku haya is fahanwaa ku salaysan Difaaca iyo Weerar ay qorsheeyeen qaar ka mid ah Ciidanka Galmudug, Kaas oo ay diideen qaar ka mid ah ciidankaas iyo saraakiisha sar sare.

Lasoco wixii kasoo kordha

About The Author