DHEGEYSO-Tartanka Dhismaha Wadada Garoowe iyo Galkacyo Oo Afar Shirkadood Isugu Hareen.

November 17 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu daahfuray qandaraaska tartan furan oo ay afar shirkadood ee rer Puntland ah u gelayaan dhismaha wada laamiga ah ee u dhexaysa Garoowe iyo Galkacyo.

Barnaamijkaan oo ay hormuud u tahay Hay’ada wadooyinka u qaabilsan dowladda Puntland ee PHA ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin kasocota dowladda Puntland.

DHEGEYSO

About The Author