Daawo Muuqaal Shacabka reer Gaalkacyo oo diidan Siyaasadda Gaas ee ku wajahan koonrta Somalia Taageerayna kuxigeenkiisa

17 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaashheeda usoo gudbinaysaa Muuqaal muujinaya Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo Taageerada ay u hayaan madaxweyne ku xigeenka dawalada Puntland mudane CabdiXakiim Xaaji Cumar Camay iyo sida ay oga soo HORJEEDAAN Is-Rog-Rogga madaxweyne Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

230-3a5

Muuqaalkan ayaa muujinaya isu soobax balaalran oo ay Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ku Taageereen madaxweyne Camay iyo go’aankiisa GEESINIMADA leh oo uu ka gaaray difaaca dalka iyo dadka Puntland.

camee

Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo Taageerada waxay kaloo ku muujinayaan isu soo baxooda sida ay u diidan yihiin ugana soo horjeedaan madaxweyne Gaas oo aad moodo inuu u dhagonugul yahay Xamar iyo Beesha Caalamka, waxayna COD DHEER REER GAALKACYOOD KU SHEEGEEN inuusan Gaas ku metalin Siyaasadda guracan ee ku dabo socdo Xamar.

229-4a

Daawo Muuqaal Shacabka reer Gaalkacyo oo diidan Siyaasadda Gaas ee ku wajahan koonrta Somalia Taageerayna kuxigeenkiisa

Puntlandes.com

About The Author