DHEGEYSO-Barlamaanka Puntland Oo Kulan Kayeeshay Xaaladda Abaaraha.

November 17 2016 (Puntlandes)-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo gudoomiyaha barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ka qaybgalay kulan barlamaanku uga hadlayeen xaaladda abaaraha Puntland.

Kulanka barlamaanka ayaa waxaa lagu gorfaynayey abaaraha kajira Puntland, saamaynta ay yeesheen iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay saamaysay abaarta oo ah mid aad u culus.

DHEGEYSO

About The Author