AKHRISO Xasan Sheekh oo shaqadii Sheikh Sharif markii uu sii dhacayey saraakiisha jifadiisa hoose u magacaabay jagooyin sare

17 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda waxay usoo gudbinaysaa Cadayn ku saabsan DAMACA WAALIDA AH ee madaxweyanaha DFS ee waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh oo ku kacay wax dawladnimada ka fog ahna EEX iyo Qabyaalad QAAWAN.

232-1b3

Xasan Sheekh ayaa imimka bilaabay shaqadii Sheikh Sharif oo markii uu sii dhacayey magacaabay Gobol, FDegmooyin iyo Ssaraakiisha jifadiisa hoose ah.

Laakiin Xasan waxa uu kaga duwan yahay Shariif ma magaacib Gobolo iyo degmooyin aan socon doonin ee waxa uu jagooyin sare sare u magacaabay Sakiil Gacan ku samays ah oo ay isku Joifo hoose yihiin.

Bal arka Meesha ay Soomaaliyi ka sugayso in uu Ciidan Qaran ka dhismo, waxa uu dhisayaa Jifadiisa hoose oo kaliya!!!CAJIIB

´Hoos ka Akhriso Xasan Sheekh oo Saraakiil u magacaabay dhalinyaro ay isku Jifo hoose yihiin kuna taariikheeyey 13ka agoosto 2016 si loo yiraahdo waa Sharci.

232-3d2a 232-3d3a

Puntlandes.com

About The Author