DHEGEYSO-Saraakiisha NATO iyo Puntland Oo Kulan Xasaasi ah Dhexmaray.

November, 20 2016 (Puntlandes)-Mas’uuliyiin kasocda ciidanka jooga xeebaha Puntland gaar ahaan kuwa isbahaysiga NATO ayaa kulan kula qaatay dekedda Boosaaso mas’uuliyiin kasocda dowladda Puntland.

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage, oo waftiga mas’uuliyiintii lakulmay kamid ahaa ayaa sheegay inay kawada hadleen sidii labada dhinac isaga kaashan lahaayeen ammaanka badda.

DHEGEYSO

About The Author