Koox Katimid Dalka Australia Oo Maanta Garoowe Lagu Soodhoweynayo.

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa siweyn looga dareemayaa soodhoweynta koox kubadda cagta ah oo kasoo kicitintay dalka Australia, islamarkaana casumaad kaheshay Puntland.

Soodhoweynta kooxdaani dhalinyarada ah ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin dowladda katirsan, maamulka gobolka Kan degmada iyo dadweyne kale.

Dhalinyaradaan oo ah oo ah ciyaartooy katimid wadanka Australia ayaa waxa ay ciyaaro saaxiibtinimo ladheeli doonaan qaar kamid ah kooxaha heerka kowaad ee kadhisan Puntland.

About The Author