Dhagayso: Eng Khaalid oo Barlamanka cusub ee Somalia ugu baaqay inaysan Dooran Xasan Sheekh

20 nov 2016 (Puntlandes) Eng Khaalid Yuusuf Faarax, oo kamid ah waxgaradka Puntland ayaa ugu baaqay Baarlamaanka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee iminka Doorashadiisu socoto inay soo doortaan Madaxweyne cusub oo dalka ka saari kara xaaladda uu hadda kujiro.
232-4a1
Eng Khaalid ayaa ugu digay Baarlamaanka cusub inaysan codkooda ku bedelan dhaqaale oo aysan Dooran Xasan Sheekh, iyadoo haddii ay dhacdo uu dalku Burburi doono dagaalo sokeeye o oka xun kuwii 1991kiina ay di buga qarnixi doonaan dalka.

Dhagayso Eng Khaalid


Puntlandes.com

About The Author