DHEGEYSO-Gudiga Doorashada Dadban ee Puntland Oo Caqabado Dhaqaale Soo Wajeheen.

November 22 2016 (Puntlandes)–Gudiga doorashada dadban ee heer Puntland ayaa kahadlay caqabado soo waajahay gudiga, kadib dibudhac kuyimid dhammaystirka doorashada xubnaha aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha gudiga doorashada Puntland Khaliif Aw-cali ayaa sheegay in ay maanta tababar u furayaan ergooyinka saddex beelood, kuwaas oo Arbacada dooran doona xubnaha u matali doona Aqalka hoose ee dawladda Faderaalka Soomaaliya.

DHEEGYSO

About The Author