DHEGEYSO-Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Si Kulul Uga Hadlay Musuq Maasuqa Doorashada.

November 22 2016(Puntlandes)-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay Musuq maasuqa la sheegaayo in uu hareeyay doorashada Soomaaliya.

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in musuq maasuq laga soo sheego doorashada Soomaaliya.

DHEGEYSO

About The Author