Daawo Video: Abwaan Ciiro Axmed (Dr. Ligle) oo ka kamid ah Taageerayaasha Musharax Madaxwayne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo Wareysi Bixiyay!

24 nov 2016 (Puntlandes) Abwaan Ciiro Axmed Xasan (Dr. Ligle) oo ka mid ah Abwaaninta Soomaaliyeed isla markaana ka mid ah Taageerayaasha musharaxa ugu cad cad ee madaxtinimada Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa soo gaaray Magaalada Oslo ee Caasimada Dalka Norway.
232-5
Abwaan Dr. Ligle oo ka soo laabtay socdaal uu ku soo kala bixiyay qaar ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya ayaa wareysigiisa waxa uu kaga hadlay arimo badan oo muhiim ah.

Halkan Ka Daawo

Puntlandes.com

About The Author