Daawo Video: Gudoomiyaha Gudiga madaxabanaan xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliya “Waxay Dacwadda ugu badan naga soo gaartay Galmudug..”

24 nov 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gudiga madaxabanaan xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliya Dr. Cabdirisaaq Barre Jaamac  o0o waraysi siiyey TVga Somali Cable ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay maamilta sabtida oo ay bishani tahay 26ka ay go’aan kasoo saari doonaan Dacwadaha culculus ee ka dhacay Doorashada ilaa iminka.

232-5a3

Dr. Cabdirisaaq oo la waydiiyey maamulka ugu  Musuqmaasuqa badan ilaa iminka ayaa ku jawaabay “Waxay Dacwadda ugu badan naga soo gaartay Galmudug..waxaana ku xiga KGS”

Waxaa wax lago naxo ah in Dr. Cabdirisaaq uu sheegay inaysan u oolin ama aysan galayn DAGAAL OOGAYAASHA kasoo buuxsamay Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo ay ugu horeeyaan DAGAAL OOGAYAASHA kala ah:

DAGAAL OOGE CabdiQaybdiid (Galmudug)

DAGAAL OOGE Axmed Xaashi (Jubaland)

DAGAAL OOGE Muuse Suudi (HirShabeelle)

daawo waraysiga Gudoomiyaha Gudiga madaxabanaan xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliya Dr. Cabdirisaaq Barre Jaamac

Puntlandes.com

About The Author