Daawo Video: Kulan Beesha Hawiye uga soo horjeesatay Musuqmaasuqa uu xasan Sheekh ku wado Doorashada dalka

24 nov 2016 (Puntlandes)Kulan ay maanta isugu yimaadeen Odoyaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayey waxay kasoo saareen Baaq ay uga soo horjeesatay Musuqmaasuqa uu xasan Sheekh ku wado Doorashada dalka.

232-5a4

Waxagaradka ayaa kasoo saaray Baaq:

  1. Beesha Hawiye waxay diidan tahay Faragelinta Tooska ah ee ay madaxtooyada Soomaaliya ku hayso soo Xulista Ergooyinka iyo Xildhibaanda Soomaaliyeed, iyadoo dawlada waqtigeedu dhamaatay ay isticmaalayso awood
  2. Waa in madaxda waqtigoodu uu dhamaaday ay joojiyaan marin habaabinta Geedi socodka Doorashoouyinka dalka

Halkana ka daawo kullanka waxgaradka


Halkana ka daawo mid ka mid ah Musuqmaasuqa iyo Fadeexadda uu Cadaado ka sameeyey madaxweyne Xasan Sheekh

Puntlandes.com

About The Author