Musharixiinta aqalka sare ee Somaliland oo lashaaciyey iyo khilaafkii oo sii kordhay.

November 30 2016 (Puntlandes)-Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha aqalka sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho.

Liiska la soo saaray ayaa waxaa ku qoran 30 musharax oo ku tartami doona 11-ka kursi ee loo qoondeeyey xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee ku soo biiraya aqalka sare ee baarlamanka Somalia.

AKHRISO

woqwoq1woq2

About The Author