DHEGEYSO-Qaabkii Ciidanka Dowladda Puntland U Qabsadeen Qandala.

Taliye Ku Xigeenka Labaad ee Ciiidanka Daraawiishta Puntland Cabdi Axmed Caashi Oo Lagu Naynaaso  B R O  oo Hogaaminaya Ciidanka Daraawiishata Puntland ee Qandala Qabsaday oo Caawa waraysi Siiiyay RadioDaljir ayaa Ka Hadlay xaalada Degmada Qandala oo Caawa Ciidanka Punntland u Hoydiin iyo Dagaaladii ay La Galeen Kooxdii IIsku Magacowda Daacishta Soomaliya .
Taliyaha Ayaa Sheegay inay Dileen 30 ka Mid ah Mintidiinta Daacishta sheegatay ayna uga Itaal Roonaadeen Dhamaan Dagaaladii ay la Galeen.
Taliyuhu Wuxuu Sheegay inay Hayana Cadaymo iyo Basa Booro ay Watan Ragii ay Dagaalka ku Dileen waxana uu Ka Xusay wadamo Afric ka Mid ha Sida Ethoipia iyo Sudan .

DHEGEYSO

About The Author