DHEGEYSO-Dowladda Puntland Oo Fasaxday Shaqaaleheeda Dhalashada NNKH Awgeed.

Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah magaalada Garoowe maanta ugaga dhawaaqday inay fasaxday shaqaaleheeda maalinika berry ah ee taariikhdu ku began tahay 12-ka bisha 12aad ee 2016.

Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Puntland ayaa sheegtay in shaqaalaha dowladda lafasaxay maalinka burrito ah munaasabadda dhalashada NNKH awgeed.

Wasiirka wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle, oo howlo shaqo u jooga Boosaaso ayaa sheegay in shaqaalaha dowladdu ay shaqada kusoo laaban doonaan 13-ka 12aad.

DHEGEYSO

About The Author