Dhagayso: Safiirka Marakanka u fadhiya Somalia Axmed Ciise Cawad oo Golaha1960 uga waramay arimo badan oo Xasaasi ah

233-1c1

10 dec 2016 (Puntlandes)  Waraysigan oo aad u xiisa badan ayaa Safiir Axmed Cise Cawad siiyey golaha1960 isagoo jooga Magaalada Garoowe  .waraysigan oo uu aad ugaga hadlay isbedelka ka dhacay doorashadii Maraykanka ee bishii november saamaynta ay dadka iyo dalka somaliya ku yeelan doonto.

233-1c1

Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.  saadaalnews.net, Arrimaha.com

Dhagayso Weriye Dhegood waraysiga ka qaaday Safiir Axmed


Puntlandes.com

About The Author