DHEGEYSO-Hooyo iyo wiilkeedii oo biyo kula tageen gobolka Nugaal.

December 20 2016 (Puntlandes)-Roobab isdaba joog ah oo ka da’ayey qaybo kamid ah gobolada dhanka Bariga iyo waqooyiga Puntland ayaa yeeshay saamayn isugu jirta khasaare nafeed iyo mid maal oo soo gaartey dad reer guuraa ah.

Deegaamo katirsan xeebaha gobolka Nugaal ayaa waxaa daadad soo rogmadey kula tageen dad iyo xoolo, waxaana kamid ah ahaa wiil yar oo 8 bilood jir ah iyo hooyadiis.

Jaamac Cusmaan Good, oo ah nin ladhashay aabaha wiilka yar ayaa kahadlay qaabka ay wax u dheceen.

DHEGEYSO

About The Author