Daawo-Qaabkii Loo Diley Safiirkii Dowladda Ruushka ee Wadanka Turkiga.

December 20 2016 (Puntlandes)-Ciidamada gaarka ah ee dalka Turkiga ayaa toogasho ku dilay ninkii dilka u geystay Danjiraha Ruushka ee dalka Turkiga,Wasiirka Arimaha gudaha dalka Turkiga ayaa ku sheegay magaca ninka dilka geystay  Mavlut Mert,wuxuuna tilmaaay inuu ahaa Sarkaal ka tirsan ciidanka Ammaanka dalka Turkiga.

DAAWO

https://youtu.be/sDMJrsOl174

About The Author