DHEGEYSO-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo fariin u diray Musharixiinta Kale.

December, 20 2016 (Puntlandes)-Musharaxa xilka madaxtinimada ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lahadlayey boqolaal shacab ah xilli lagu soodhoweeyey magaalada Muqdisho ayaa fariin kulul u diray musharixiinta laloolamaysa.

Musharax Maxamed Cabulaahi Maxamed ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta doonaya in ay qabtaan xilka Madaxtinimada Soomaaliya inaysan dhaqaale u raadsan dalalka shisheeye, islamarkaana aan lagu gorgortamin qaranimada Soomaaliyeed.

DHEGEYSO

About The Author