DHEGEYSO-Taliyaha Booliska Puntland oo howlo kormeer ka bilaabay Gobolka Mudug.

December 21 2016 (Puntlandes)-Taliyaha guud ee ciidanka booliska Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax (Ereg), ayaa maanta u kuur galay xaaladda ciidanka booliska gobolka Mudug ee kusugan magaalada Galkacyo.

Geener Ereg ayaa kormeerka waxaa ku weheliyey qaar kamid ah saraakiisha ciidanka booliska gobolka Mudug iyagoona warbixino kala duwan kadhegeystey saraakiil iyo xarumo bilays.

Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug iyo taliyaha ciidanka booliska dowladda Puntland General Ereg ayaa warbaahinta kula hadlay bartamaha Galkacyo.

DHEGEYSO

About The Author