Dhagayso: VOA oo Wareysatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya (XASAASI)

22 dec 2016 (Puntlan) Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo waraysi dheer siiyey VOA ayaa ka hadlay Hanaanka Doorashada ee Soomaaliya, Caqabadaha jira iyo aragtida dowlada Mareykanka ee Doorashooyinka Soomaaliya.
231-4a4
Safiirka oo ay VOA wax ka weydiisay musuqmaasuqa laga soo sheegayo Doorashooyinkii Baarlamanka Soomaaliya iyo warqad arrintaas ku saabsan oo 8-kii November u diray madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo hadii ay jirtey natiijo ka soo baxdey warqadaas.

Waxaan sidoo kale weydiinay waxa laga yeelayo qaladaadka laga soo sheegay doorashooyinka iyo kuraasta muranka uu ka taagan yahay.

Dhagayso waraysiga safiirka oo aad xasaasi u ah


Puntlandes.com

About The Author