Daawo Sawirrada sidii Ilhan Omar loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho & iyadoo booqatay Goobo muhiim ah

24 dec 2016 (Puntlandes) Ilhan Omar oo ka mid ah Barlamanka Minnesota ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho ee xarunta Dhaqanka Puntland, iyadoo booqatay Goobo muhiim ah oo ku yaala magaalada Qardho.

Ilhan iyo saygeeda Axmed ayaa maalmahaan booqasho ku joogay Puntland iyagoo ka dhul bilaabay Gaalkacyo dhawrkii maamlmood ee u dambeeyeyna joogay Caasimadda Puntland ee garowe.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24
Puntlandes.com

About The Author